Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Itoobiya u Jooga Muqdisho oo kulan yeeshay (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cbdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan oo ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa. Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo safiirka dowladda Itoobiya jooga Soomaaliya ayaa sidoo kale kawada hadlay arrimo dhoor ah ay kamid … Continue reading Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Itoobiya u Jooga Muqdisho oo kulan yeeshay (Sawirro)